Baarlamanka Somalia oo xarun KMG loo dhisayo & naqshadeeda oo la soo bandhigay (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha baarlamanka Somalia Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Masuuliyiinta Shirkadda dhismaha iyo Horumarinta ee TIKA oo uu wehliyo Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya Amb. Olgan Bekar ayaa Maanta kala saxiixday heshiis laba dhinac ah oo ku Aadan Dhismaha Xarunta Baarlamaanka JFS iyo Xarun kumeel-gaar ah oo dhawaan la filayo in uu bilowdo Dhismaheeda. Xildhibaanada … Continue reading Baarlamanka Somalia oo xarun KMG loo dhisayo & naqshadeeda oo la soo bandhigay (Daawo Sawirro)